Askari katirsan ciidamada Puntland oo dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil iyo Gaas oo ka hadlay

Wararka ka imaanaya degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in askari katirsan ciidamada maamulka Puntland bar koontarool ku dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil oo kamid ah Isimada gobolka Sanaag. Suldaan Xasan Cali Jibriil ayaa la sheegay xiliga la dilayay in uu watay gaari uu marayay bar koontarool, waxaana gaariga Suldaanka xabad kusoo riday askari katirsan … Continue reading Askari katirsan ciidamada Puntland oo dilay Suldaan Xasan Cali Jibriil iyo Gaas oo ka hadlay